SI DABIICI AH KOR UGU QAAD HORMOONKA TESTOSTERONKA
Testosterone waa hormoonka ragga ugu muhiimsan xagga raganimada sidoo kale dumarkana way leyhiiin testosteroneka. lakiinse wuxuu wax tar badan u leeyahay ragga.
Muxuu jidhka u qabtaa testosteroneka
1:Kobcinta murqaha iyo lafaha.
2:Soo saaridda dhiig cas.
3:Soo saaridda biyaha (Spermka)
4:Kor u qaadida iyo soosaridda timaha
5:Wuxuu kaalin weyn ka qataa taranka.
Astaamaha lagu garto haddii uu hoos u dhac ku yimaado testosteronka waxaa lagu gartaa.
■Daal
■lafo xanuun
■Murqo xanuun.
■Shaqo gab ama dareenka oo yaraada.
■Isku buuqid ama stress qofka ku dhaca (Depression) diiqo
■Xasuusta oo yaraata.
Si dabeeci ah kor ugu qaad testosteronka ?
1:Cun cunnooyinka ku badan proteinka sida ukunta.
2:Cun hilibka lo'da, hilibka lo'da waxaa laga helaa protein kor u qaado testosteronka
3:Cun maleyga ama kaluunka.
4:Isticmaal waxyabaha kulul sida sanjabiisha,toonta iyo basbaaska haddii gaas kugu kiciyaan iska jooji.
5:Jimicsi samee maalintii ama isbuucii sadax jeer orad samee.
6: Qofku in uu helo hurdo ku filan.
7: in uu ka fogaado drugs ka & alcohols 🍸.
Ugu dambeyn la tasho dhaqtarka wixii daweyn iyo talo ah asaga ayaa ku siin dhakhtarka waxaa suurta gal ah in uu ku qoro dawooyin haddii uu aad u hooseyo testosteronka.
Ma ogtahay inta uu marayo testosteronekaada ?
Horey ma iska soo baartay ?